Samuu'eel Kowaad 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkiina sidii bay yeeleen, oo waxay soo wateen laba sac oo irmaan, oo waxay ku xidheen gaadhigii, oo weylahoodiina waxay ku xereeyeen guriga;

Samuu'eel Kowaad 6

Samuu'eel Kowaad 6:1-13