Samuu'eel Kowaad 6:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay iyana waxay yidhaahdeen, Haddaad diraysaan sanduuqa Ilaaha reer binu Israa'iil, isagoo madhan ha dirina; laakiinse si walba qurbaan xadgudub u celiya; oo dabadeedna waad bogsan doontaan, oo waxaad ogaan doontaan sababta gacantiisu idinkaga dhaqaaqi weyday.

Samuu'eel Kowaad 6

Samuu'eel Kowaad 6:1-9