Samuu'eel Kowaad 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas reer Falastiin waxay u yeedheen wadaaddadii iyo kuwii wax sheegi jiray, oo waxay ku yidhaahdeen, Sanduuqa Rabbiga maxaannu ku samaynaa? Bal noo sheega waxaannu ugu dirno meeshiisii.

Samuu'eel Kowaad 6

Samuu'eel Kowaad 6:1-4