Samuu'eel Kowaad 5:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaasay ahaatay markii ay qaadeen dabadeed inay gacantii Rabbigu gees ka ahayd magaaladii, oo wuxuu ku riday naxdin weyn; oo dadkii magaaladana wax buu ku dhuftay yar iyo weynba, oo kulligoodna kasoobaxyo ayaa ka soo wada baxay.

Samuu'eel Kowaad 5

Samuu'eel Kowaad 5:2-12