Samuu'eel Kowaad 5:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxay sanduuqii Ilaah u direen xagga Ceqroon. Oo markii sanduuqii Ilaah Ceqroon yimid ayay reer Ceqroon wada qayliyeen, oo yidhaahdeen, Sanduuqa Ilaaha reer binu Israa'iil waxay inoogu keeneen inay ina laayaan innaga iyo dadkeennaba.

Samuu'eel Kowaad 5

Samuu'eel Kowaad 5:2-11