Samuu'eel Kowaad 4:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay wiilkii u bixisay Iikabood, oo tidhi, Reer binu Israa'iil ammaantii way ka tagtay; maxaa yeelay, sanduuqii Ilaah waa la qaatay, oo weliba soddoggeed iyo ninkeediiba way dhinteen.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:20-22