Samuu'eel Kowaad 4:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gabadhii uu soddogga u ahaa ee Fiinexaas qabay, uur bay lahayd oo fool bay ku dhowayd; oo markay maqashay warkii ahaa in sanduuqii Ilaah la qaatay, oo ay soddoggeed iyo ninkeediiba dhinteen ayay foororsatay oo umushay; waayo, haddiiba fool baa qabatay.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:14-20