Samuu'eel Kowaad 4:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu sanduuqii Ilaah wax uga sheegay, ayuu Ceelii dib uga dhacay kursigiisii iridda ag yiil, markaasuu qoorta ka jabay oo dhintay, waayo, wuxuu ahaa nin da' weyn oo culus. Oo wuxuu reer binu Israa'iil xukumi jiray afartan sannadood.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:11-19