Samuu'eel Kowaad 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ceeliina markuu maqlay dhawaaqii qaylada ayuu yidhi, Buuqan sawaxankiisu waa maxay micnihiisu? Markaasaa ninkii intuu soo dhaqsaday ayuu Ceelii u yimid oo u warramay.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:13-22