Samuu'eel Kowaad 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu yimid, bal eeg, Ceelii wuxuu ku fadhiyey kursigiisii waddada dhankeeda yiil, isagoo wax fiirinaya; waayo, qalbigiisu wuxuu u dhibbanaa sanduuqii Ilaah aawadiis. Oo markii ninkii soo galay magaaladii, oo uu u warramay, ayaa magaaladii oo dhammu qaylisay.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:6-20