Samuu'eel Kowaad 28:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul haddiiba kulligiis dhulka ku dhacay, oo aad buu u cabsaday erayadii Samuu'eel aawadood, oo itaalna kuma jirin, waayo, waxba ma uu cunin maalintii oo dhan iyo habeenkii oo dhanba.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:18-25