Samuu'eel Kowaad 28:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Rabbigu wuxuu adiga iyo reer binu Israa'iilba u gacangelin doonaa reer Falastiin. Berrito adiga iyo wiilashaaduba anigaad ila joogi doontaan. Oo Rabbiguna wuxuu ciidanka reer binu Israa'iil ku ridi doonaa gacanta reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:13-20