Samuu'eel Kowaad 28:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu ku yidhi, Ha cabsan ee maxaad aragtaa? Naagtiina waxay Saa'uul ku tidhi, Waxaan arkaa ilaahyo dhulka ka soo baxaya.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:10-14