Samuu'eel Kowaad 28:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naagtii markay Samuu'eel aragtay ayay cod weyn ku qaylisay, oo Saa'uul la hadashay oo tidhi, War maxaad ii khiyaanaysay? Waayo, Saa'uul baad tahay.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:4-18