Samuu'eel Kowaad 26:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu yidhi, Sayidkaygiiyow, maxaad ii eryanaysaa, anoo addoonkaaga ah? Waayo, maxaan sameeyey? Waase maxay xumaanta gacantayda ku jirtaa?

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:14-25