Samuu'eel Kowaad 26:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul gartay Daa'uud codkiisii oo yidhi, Wiilkaygii Daa'uudow, kaasu ma codkaagii baa? Oo Daa'uudna wuxuu yidhi, Haah, kanu waa codkaygii, boqorow sayidkaygiiyow.

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:12-20