Samuu'eel Kowaad 25:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay Daa'uud raggiisii dhallinyarada ahaa yimaadeen ayay erayadan oo dhan Naabaal kula hadleen iyagoo magaca Daa'uud ku hadlaya, dabadeedna way aamuseen.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:8-18