Samuu'eel Kowaad 25:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Naabaal ugu jawaabay Daa'uud addoommadiisii, Waa ayo Daa'uud? Wiilka Yesayse waa kuma? Maalmahan waxaa jira addoommo badan oo nin kastaa ku caasiyooba sayidkiisa.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:1-17