Samuu'eel Kowaad 25:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba ninkaas magiciisu wuxuu ahaa Naabaal, naagtiisa magaceeduna Abiigayil, oo naagtuna waxay ahayd mid caqli wanaagsan, aadna u suurad qurxoon, laakiinse ninku wuxuu ahaa nin qallafsan oo shar sameeya; oo wuxuuna ahaa reer Kaaleeb.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:1-13