Samuu'eel Kowaad 25:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay cagihiisa isku tuurtay ayay tidhi, Dembiganu dushayda ha ahaado, sayidkaygiiyow, dushayda ha ahaado, oo waan ku baryayaaye, anoo addoontaada ahu dhegahaaga aan ku hadlo, oo adiguna bal maqal erayadayda anoo addoontaada ah.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:18-29