Samuu'eel Kowaad 25:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Abiigayilna markay Daa'uud aragtay ayay haddiiba dameerkeedii ka soo degtay, oo Daa'uud isku hor tuurtay, wayna sujuudday.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:20-26