Samuu'eel Kowaad 22:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa jawaabay Do'eeggii reer Edom oo ag taagnaa Saa'uul addoommadiisa, oo wuxuu yidhi, Waxaan arkay wiilkii Yesay oo Nob ku soo socda oo u yimid Axiimeleg ina Axiituub.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:1-13