Samuu'eel Kowaad 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ma saasaad kulligiin iigu heshiiseen, oo uu midkiinna iigu soo sheegi waayay markii wiilkaygu axdi la dhiganayay wiilka Yesay, oo uu midkiinna ii nixi waayay, wuuna iigu soo sheegi waayay in wiilkaygu igu kiciyey addoonkayga inuu i gaado sida maanta oo kale?

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:1-16