Samuu'eel Kowaad 22:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu maqlay in Daa'uud iyo raggii la jirayba la soo arkay; oo Saa'uulna wuxuu joogay Gibecaah, isagoo hoos fadhiya geed Raamaah ku yaal, oo warankiisiina gacanta ugu jiro, addoommadiisii oo dhammuna hareero taagan yihiin.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:5-8