Samuu'eel Kowaad 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nebi Gaad wuxuu Daa'uud ku yidhi, Dhufayska ha ku sii jirine bax oo waxaad tagtaa dalka Yahuudah. Markaasaa Daa'uud tegey, oo wuxuu yimid kayntii Xaared.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:1-9