Samuu'eel Kowaad 22:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaaladii wadaaddada oo Nob ahaydna wixii joogay ayuu seef ku laayay. Rag iyo dumarba, iyo carruur iyo caanonuugba, iyo dibi iyo dameerro iyo idoba wuxuu ku wada laayay seef.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:12-23