Samuu'eel Kowaad 22:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Do'eeg ku yidhi, Adigu ku jeeso oo wadaaddada laa. Do'eeggii reer Edomna wuu ku jeestay oo wadaaddadii laayay, oo maalintaas wuxuu laayay shan iyo siddeetan qof oo wada qaba eefod dhar wanaagsan laga sameeyey.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:9-19