Samuu'eel Kowaad 22:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Axiimeleg wuxuu boqorkii ugu jawaabay, Bal yaa addoommadaada ka mid ah oo sida Daa'uud aamin u ah, kaasoo boqorku soddog u yahay, oo weliba shirkaaga ka qayb gala, oo reerkaagana sharaf ku leh?

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:12-21