Samuu'eel Kowaad 22:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul ku yidhi, Maxaad iigu heshiiseen, adiga iyo ina Yesay, oo maxaad u siisay kibista iyo seefta, oo Ilaahna wax ugu weyddiisay si uu iigu kaco inuu i gaado sida maanta oo kale?

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:3-16