Samuu'eel Kowaad 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Daa'uud wuxuu wadaadkii ugu jawaabay, Sida runta ah intii saddex maalmood ah naago waa nalaga dhawray, oo markii aan soo baxay ragga dhallinyarada ah weelalkoodu quduus bay ahaayeen, laakiinse in kastoo uu sodcaalku mid caadi ah yahay, bal maanta intee bay weelalkoodu quduus sii yihiin?

Samuu'eel Kowaad 21

Samuu'eel Kowaad 21:3-8