Samuu'eel Kowaad 21:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa wadaadkii wuxuu Daa'uud ugu jawaabay, Kibis la wada cuno gacantayda kuma jirto, laakiinse waxaa taal kibis quduus ah haddii ragga dhallinyarada ahu naago ayan taaban.

Samuu'eel Kowaad 21

Samuu'eel Kowaad 21:1-12