Samuu'eel Kowaad 20:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isla markiiba kolkii yarkii tegey ayaa Daa'uud ka soo baxay meel Yoonaataan xagga koonfureed ka ahayd, markaasuu wejiga dhulka ku dhuftay oo saddex jeer sujuuday, wayna isdhunkadeen oo isla ooyeen ilaa Daa'uud sii badiyey.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:35-42