Samuu'eel Kowaad 20:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, inta wiilka Yesay dhulka ku nool yahay, adiga iyo boqortooyadaada midna dhismi maayo. Sidaas daraaddeed u cid dir oo soo kexee, waayo, hubaal wuu dhimanayaa.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:22-37