Samuu'eel Kowaad 20:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul aad ugu cadhooday Yoonaataan, oo wuxuu ku yidhi, Kaagan naag qalloocan oo caasiyad ah inankeed ahow, war sow ma aan ogi inaad wiilka Yesay dooratay adoo ceeb u soo jiidaya naftaada iyo cawrada hooyadaa?

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:22-33