Samuu'eel Kowaad 20:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee Saa'uul maalintaas waxba kuma uu hadlin, waayo, wuxuu u maleeyey in wax ku dhaceen, oo wuxuu isyidhi, Ma uu nadiifsana, hubaal isagu ma uu nadiifsana.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:19-32