Samuu'eel Kowaad 20:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu ku fadhiistay kursigiisii, sidii mararkii hore oo kale, kaasuna wuxuu ahaa kursigii derbiga ag yiil; oo Yoonaataanna wuu istaagay, Abneerna wuxuu dhinac fadhiistay Saa'uul, laakiinse meeshii Daa'uud way madhnayd.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:17-28