Samuu'eel Kowaad 20:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad saddex maalmood joogto dabadeed waa inaad dhaqsataa oo aad tagtaa halkaad ku dhuumatay markii xaalkanu dhacay, oo waa inaad sii ag joogtaa dhagixii Kalategidda.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:12-25