Samuu'eel Kowaad 20:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoonaataan wuxuu isagii ku yidhi, Berrito bil baa dhalanaysa oo waa lagu waayi doonaa, maxaa yeelay, kursigaagu wuu madhnaan doonaa.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:8-28