Samuu'eel Kowaad 2:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ceeliina waa u duceeyey Elqaanaah iyo afadiisiiba, oo wuxuu ku yidhi, Daynkii Rabbiga la siiyey aawadiis Rabbigu naagtan farcan ha kaa siiyo. Oo iyana waxay tageen xaggii gurigoodii.

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:18-29