Samuu'eel Kowaad 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba hooyadiisna waxay u samayn jirtay khamiis yar, oo sannad ka sannad ayay u keeni jirtay, markay ninkeeda soo raacdo inay bixiyaan allabarigii sannadda.

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:11-20