Samuu'eel Kowaad 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana mar kale waxaa dhacay dagaal. Markaasaa Daa'uud baxay oo la diriray reer Falastiin, oo intuu aad u laayay ayay ka hor carareen.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:3-17