Samuu'eel Kowaad 19:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna Yoonaataan Daa'uud buu u yeedhay, oo u sheegay waxyaalahan oo dhan. Markaasaa Yoonaataan Daa'uud u keenay Saa'uul, oo uu hor joogay sidii waagii hore.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:2-9