Samuu'eel Kowaad 19:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, intuu isku biimeeyey ayuu kii reer Falastiin dilay, oo Rabbiguna guul weyn buu u sameeyey reer binu Israa'iil oo dhan. Waad aragtay, waanad ku faraxday, haddaba maxaad dhiig aan xaq qabin ugu dembaabaysaa inaad sababla'aan Daa'uud u disho?

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:4-14