Samuu'eel Kowaad 19:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yoonaataanna wax wanaagsan ayuu aabbihiis Saa'uul uga sheegay Daa'uud, oo ku yidhi, Addoonkaaga Daa'uud ha ku dembaabin, maxaa yeelay, isagu kuguma uu dembaabin, oo shuqulladiisuna xaggaaga aad bay ugu wanaagsanaayeen,

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:1-14