Samuu'eel Kowaad 19:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul rag u diray Daa'uud gurigiisii, oo wuxuu ku yidhi, Dhawra oo subaxdii isaga dila. Markaasaa Miikaal oo Daa'uud naagtiisii ahayd ayaa warkii u sheegtay, oo ku tidhi, Haddaadan caawa naftaada la baxsan, berri waa lagu dilayaa.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:3-14