Samuu'eel Kowaad 19:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Saa'uulna wuxuu damcay inuu Daa'uud wareemo oo uu derbiga ku qodbo; laakiinse wuu ka cararay Saa'uul hortiisii oo Saa'uul wuxuu warankii ka taagay derbigii. Daa'uudna wuu cararay, oo habeenkaasuu baxsaday.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:9-12