Samuu'eel Kowaad 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa madaxiisa u saarnaa koofiyad naxaas ah, dhar bir ahna wuu huwanaa, oo dharka miisaankiisuna wuxuu ahaa shan kun oo sheqel oo naxaas ah.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:1-12