Samuu'eel Kowaad 17:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa xeradii reer Falastiin ka soo baxay nin tiirri ah oo magiciisa la yidhaahdo Goli'ad, oo reer Gad ah oo dhererkiisuna wuxuu ahaa lix dhudhun iyo taako.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:3-11