Samuu'eel Kowaad 17:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuuse gacanta ku qaatay ushiisii, oo biyo mareenkuu ka sii doortay shan dhagax oo siman, oo wuxuu ku ritay kolaygii adhijirka ee uu haystay, kaasoo ahaa qandigiisii, oo wadhafkiisiina gacantuu ugu jiray; markaasuu u soo dhowaaday ninkii reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:31-50