Samuu'eel Kowaad 17:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna seeftii buu ku kor xidhay dharkiisii, oo wuxuu isku dayay inuu socdo, waayo, ma uu tijaabin. Markaasaa Daa'uud wuxuu Saa'uul ku yidhi, Kuwan kuma socon karo; waayo, ma aanan tijaabin. Markaasaa Daa'uud iska dhigay.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:30-41